Mfbiz.com

Revision as of 13:17, 7 January 2011 by Barecabdi1 (talk | contribs) (Gabey jaceyl ah)



Ma ogtahay dhanbaal jeceyl dhaxal gal weeyane dhabtiyo wuu kaaga tarjumi dhiga socodkiise adna jeeraad soo dhawaatoo farxadii wayga dheertahay hawada dhaxdeeniyo iga gudoon salan araxda soo dhaftay cashaqana kalsoni kuma dhammiyo dhiiri galin toona hayeeshee marbuu dheeliyo aqalkan dhigaha loo asin /isbuca danbe ayaan dhameystireenaa haduu ale idmo



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Mfbiz.com&oldid=20851973"