Difference between revisions of "Mfbiz.com"

(Maxamadbare cabdi)
(Maxamad bare)
Line 1: Line 1:
 
Waxa ay ahayd malin axad ay tahay tariiqduna ahay 23/1/2010  detanah socdalka an ka soo bilaby somaliya to sod afrika waxan la kulmay rafaad ha yeeshee waxaa liigu xeray gariza waxana li celiyay dhagaxley detana waxan tagay xagardher to mumbusa to nerobi waxan la hashiyay shirkad waxayna iga so qatay nerobi waxayna igaysay musanbike waanalagu xiray waxan xerna 3 malmad wan ka so dhaqajiyay waxan imanay xadka kon fur afrika waa nala qabtay waxan xirna 3bilod detana dadal fara badan ee mujiyen  somaalida dalkasi ale aya mahad iska leh iga saaray xabsigaa waxan umahad celini dhaman somalida iimujisay dadalka faraha badan  dhamantoda malin waxan u qaban dona waxa ay i qabten waxan idin leyahay wad mahad san tihin qufac ha idi dile kasoo carara wadamada ad jogtan imaada wadankiina somaliya kana shaqeya daarihina burburay wa kay wad maqa shayn ayan jeclahay
 
 +
 +
 +
    {{{abtirsiga mahamaed}}}
 +
 +
 +
 +
!
 +
Mahamed bare cabdi ismacil warfaa cali maxamud warfaa jilaal odowaa looge maxamed xuseen aadan cumar ibrahim abuukar macalin yanis fiqi da,ud talxe amaareere isaaq gashireedle horimbari baalyar awsame marexan sade
 +
  sade darod
 +
darood ismaciil
 +
 
Revision as of 21:04, 14 April 2011

Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Mfbiz.com&oldid=21091839"