AboutUs page for Ururshe.net

Description

pulled from site's meta description

Ururshe.com sida Magaca iyo Astaantaba ka muuqata waa u adeegaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan UK. Waxay u samaysmatay inay awdo daldaloolka isku xirnaan la?aaneed ee ay Jaaliyaddu kaga duwan tahay Jaaliyadaha kale, inay Jaaliyadda la socodsiiso isbadalada iyo waxyaabaha kala duwan ee iyada khuseeya ee ka dhacaya UK, inay ururiso Ururada, goobaha waxbarashada, goobaha ganacsiga, kuwa caafimaadka iyo xirfadlayaasha jaaliyada, iyo inay u kala gudbiso Jaaliyadda dhacdooyinka guud ee waxtarka u leh adkaynta Horumarka, Dhaqanka iyo Diinta Jaaliyadda. Noqoto albaab aqoon kororsi oo nooc kasta leh.


This is an automatically generated AboutUs page for Ururshe.net. Click the "Edit" button at the top of the page to make changes. Please read our Getting Started page if you need any help.



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Ururshe.net&oldid=52470515"