BaiDoa.com is a [[parking lot]]

Title

BAIDOA.COM

Description

Wareegii koowaad ee Doorashada Gudoomiyaha gobolka Baay (Governatore ) oo dhamaaday-Maxamed Cali Aadan "Qalinle" iyo Cali Ibraahim Jasiir oo lagu reebay wareegii koowaad. Sadex murashax oo kala ah: Xaaji Maxamuud Maxamed Aadan "Barbaar" , Ibraahim Xuseen Xasan iyo Cali Nuur Jiley ayaa isugu soo haray wareega labaad ee ugu danbeeya doorashada... Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo u codeeyay soo jeedin ka timid xukuumadda oo lagu dalbanayo in ciidamo shisheeeye la keeno dalka Soomaaliya-Natiijada codaynta waxay noqotay in aqlabiyadda Baarlamaanka ( 125 ) ay cod ku ogolaadaan in ciidamo ajnabi ah la keeno Soomaaliya ayadoo aan la kala soocin-73 cod ayaa diiday, 1 codna wuu xumaaday... Midowga Maxkamadaha oo gacanta ku dhigay magaalada Jowhar... Magacyada waddamada ka qeybgalaya shirka New York ee looga hadlayo xaaladda Soomaaliya oo la shaaciyay... Xubnihii Isbahaysiga La Dagaalanka Argagixisada-Qanyare, Bootaan Ciise, Cabdi Waal oo isaga baxay Jowhar... Cabdi Qeybdiid oo noqday hogaamiyihii ugu horeeyay ee ka baxa Isbaheysiga La Dagalanka Argagixisada... Maxkamadaha Muqdisho oo dalalka reer galbeedka u sheegay inaysan dalka Soomaaliya ka dhisaynin dowlad Islaami ah oo xag-jir ah: June 14, 2006

Wareegii koowaad ee Doorashada Gudoomiyaha gobolka Baay (Governatore ) oo dhamaaday-Maxamed Cali Aadan "Qalinle" iyo Cali Ibraahim Jasiir oo lagu reebay wareegii koowaad. Sadex murashax oo kala ah: Xaaji Maxamuud Maxamed Aadan "Barbaar" , Ibraahim Xuseen Xasan iyo Cali Nuur Jiley ayaa isugu soo haray wareega labaad ee ugu danbeeya doorashada. Sadexda murashax ee isugu soo haray doorashada aya la kala saari doonaa, Khamiis, June 15, 2006 oo ah berri : June 14, 2006

Sawirradada Baarlamaanka federaalka oo cod aqlabayadiisu gaarayso 125 ku ansixiyay in ciidamo ajnabi ah la keeno Soomaaliya ayadoo aan la kala soocin: June 14, 2006

read more

Languages

English

Contact

Baidoa.com

Additional Information

Related Domains

Domain Resolution

This domain resolves to the following IP addresses:


Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=BaiDoa.com&oldid=59771475"