IDamaAle.com

Revision as of 20:00, 4 January 2008 by WhoisRefreshBot (talk | contribs) (Update contact information from Whois)



(diff) ← Older revision | Latest revision (diff) | Newer revision → (diff)

Title

Idamaale.com

Description

Xildhibaan Seeraar oo Isagu ka soo Jeeda Beesha Yuusuf Indhacade, kana Mid ahaa Xildhibaanadii Codaynayay ee Baydhabo ku Sugnaa, ayaa La Sheegay in uu Maanta Xildhibaanadii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu Isugu daray handadaad iyo Caga Juglayn ah, Car' yaa ku Dhaca in uu u Codeeyo Ciidamo shisheeye oo Dalka Yimaada (14 Jun)

Breaking News Maleeshiyaadka Maxkamadaha Islaamiga ah oo ay horboodayaan Indhacade iyo Goobaale ayaa Daqiiqado ka hor Gacanta ku dhigay Degmada Mahadaay, oo iyadu ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe, Waxaana ay Wali ku sii Siqayaan Gobolka Hiiraan (14 Jun)

Xildhibaan Muuse Suudi yalaxoow iyo Ganacsade Baashiir Raage ayaa la Sheegay in ay ku Dhawaaqi Doonaan Maxkamad Islaami ah oo Beesha Mudulood ay Leedahay Waxayna Saaka ku Dhawaaqeen inay ka Baxeen Isbahaysiga Argagixisa la Dirirka, (14 Jun)

read more

Logos

Logo-idamaale-com.jpg

Additional Information

Related Domains



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=IDamaAle.com&oldid=13869111"